Imaaraatka oo diidan dacwadda suudaan u gudbisay maxakamadda caddaaladda adduunka
May 08(Jowhar)Imaaraatka ayaa si dag u eedeeyay Dawladda Sudan iyaga oo ugu yeeray Maamulka Port Suudaan, waxayna iska fogeeysay eedeymada loo jeediyay. Bayaan rasmi ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta…