Axmed Salaymaan Dafle oo ku geeriyooday dalka Belgium
Apr 11(Jowhar)- Axmed Salaymaan Dafle oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladii hore ee Siyaad Barre ayaa ku geeriyooday dalka Belgiumka.Axmed Saleebaan Dafle ayaa ahaa muddo dheer taliyihii Ciidamada Nabadsugida Soomaaliyeed!--more-->…