Xasan Sheekh oo Ubax Dhigey taallada Daljirka Dahsoon
Jul 01 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65- guurada xornimada iyo Midowga Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa…