Dabka ka ololaya Los Angeles oo galay todobaadkii labaad iyo khasaaraha oo sii kordhaya
Jan 16 (Jowhar)-Todobaadki labaad ayuu galay dab xoog leh oo ka holcaya meelo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California ee dalkaan Mareykanka.Kooxaha dab-damiska ayaa Arbacadi shalay la tacaalay in ay damiyaan laba dab oo ka!--more-->…