Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 70 ka mid ah Alshabaab lagu diley dagaal ka dhacay Hirshabelle
May 18 (Jowhar)-War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowlada iyo kuwa difaaca deegaanka ee Hiiraan ay ku dileen illaa 70 ka tirsan Alshabaab dagaal ka dhacay xadka …