Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay parking-ka diyaaradaha Garoonka Baraawe
May 17 (Jowhar) Gaari NOAH ah ayaa qarax lagu soo xiray kaasoo uu lahaa mid kamid ah ganacsatada qaadka magaalada Baraawe waxana gaariga uu qarxay markii uu gaaray Parking-ka Garoonka Diyaaradaha degmada.Inta la xaqiijiyey waxaa dhintay!--more-->…