Ra’iisul wasaare Xamze oo safar ugu ambabaxay dalka Jabuuti
Jun 01(Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu ku tagayo casuumaad rasmi ah oo uu ka helay…