Israel oo Weerar culus ku qaaday Goobo Nukliyeer iyo Talisyo Ciidan Iiraan ah
Jun 13( Jowhar)Israel ayaa qaaday weerarro cirka ah oo lagu beegsaday Iran, gaar ahaan xarumaha nukliyeerka, warshadaha gantaallada ridada dheer, iyo saraakiil ciidan oo sarsare, taasoo ah bilowga howlgal ay sheegtay inuu noqon doono mid…