Aqalka Cad oo walaac xooggan ka muujiyay Jihada uu madaxweyne Xasan ku wado Soomaaliya
May 28 (Jowhar) Sida lagu qoray mareegta Washington Posta Sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ayaa qiray niyad-jabka sii kordhaya ee Mareykanka ka haysta dowladda Soomaaliya iyadoo uu tilmaamay in Maraykanku uu ka walaacsan yahay in Madaxweyne…