Wararkii u danbeeyay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo
Oct 13 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafada Farjano, kaasoo si weyn jugtiisa looga maqlay xaafadaha magaalada.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhajisaka…