Kuraastii ay ka geeriyoodeen Xildhibaano Khadiija Diiriye iyo Sey Sey oo la buuxiyay
May 31 (Jowhar) Maanta oo ay taariikhdu tahay 31’da bisha May 2025 waxaa xarunta baarlamaanka Hirshabeelle ka dhacday doorashada dib u buuxinta kuraasta ka bannaanaatay baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya ee kala ah Hop097 iyo…