Q.Midoobe oo Soomaaliya ka saartay liiska dalalka askareeya Caruurta
Jun 23 (Jowhar)-Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah uga saartay Soomaaliya liiska dalalka lagu eedeeyo askareynta iyo adeegsiga carruurta, tallaabadan oo ah guul weyn oo muujinaysa horumarka Soomaaliya ka sameysay ilaalinta xuquuqda…