Xasan Sheekh iyo Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo shir uga furmay Muqdisho
Jun 25 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Samata-bixinta Mucaaradka ayaa goordhow shir uga furmay Madaxtooyada Villa Somalia.Xubnaha mucaaradka matalaya waxaa kamid ah Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Xuseen Rooble, Xasan Cali!--more-->…