Shiinaha oo canshuur aargoosi ah kusoo rogaya Mareykanka
Feb 04(Jowhar)Xukuumadda Beijing ayaa sheegtay in ay canshuuro aargoosi ah ku soo rogi doonto alaabaha Mareykanka.Tallaabooyinka liddiga ku ah waxa ka mid ah 15% cashuurta dhuxusha iyo gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah ee laga keeno!--more-->…