Axmed Madoobe oo ku wajahan Garowe iyo wafdi hordhac u ah oo gaaray
Jun 21 (Jowhar)-Wafdi hordhac ah oo ka socda Jubaland ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo lagu soo dhaweeyay.Xildhibaan Axmed Dakhare iyo Xildhibaan Cabdirashiid Jire oo hore isaga soo casilay!--more-->…