Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud oo Akhrinta koowaad la marsiiyay
Aug. 19 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka…