Mahad

1298 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Turkiga oo doonaya in uu wadahadal ku xaliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Dowlada Turkey ayaa ka shaqeynaysa sidii Soomaaliya iyo Kenya la isugu keeni lahaa miiska wada hadalka si loo xalliyo dacwada badda ee u dhexeysa...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Heshiiskii Hotel Decale

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn u dhaweeyay heshiiskii ay xalay wada gaareen midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadda Soomaaliya kulan ka hdacay...

Golaha Ammaanka oo ansixiyay in waqtiga loo kordhiyo Ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, oo ah ciidan nabad ilaalin ah...

Maamulka Puntland oo soo dhoweeyay Heshiiskii Dowlada iyo Midowga Musharaxiinta

Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay xalay wada gaareen midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadda Federalka Puntland waxay caddeysay in ay tahay...

Farmaajo oo soo dhoweeyay heshiiskii dowladda iyo Musharaxiinta Mucaaradka

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. War saxaafadeed goordhow Madaxtooyada...

Ururka Al Qaacida oo yeeshay Hoggaamiye cusub

Ururka Al Qaacida ayaa yeeshay hoggaamiye cusub kadib markii lagu bedelay hoggaamiyihii hore Ayman Zawahiri oo la sheegay inuu ku geeriyooday dalka Afghanistan. Hoggaamiyahan cusub...

Amnesty International oo ku eedeysay dowlada Eritrea in ay xasuuq ka geysatay gobolka Tigray

Hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah...

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay heshiiskii lagu gaaray Hotel Decale

Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay heshiiskii ay xalay magaalada muqdisho ku gaareen Dowlada Federalka iyo Midowga Musharaxiinta. Qoraal kasoo baxay Beesha caalamka ayaa lagu...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo boggaadiyey Heshiiska Shirka Wadatashiga dowladda iyo Midowga Musharaxiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen kuwo miro dhal...

Akhriso: War Murtiyeedka Shirkii Hotel Decale (Bannaan bixii jimcaha oo dib loo dhigay)

War murtiyeed ka kooban lix qodob ayaa kaga soo saaray shirkii ka socday Hotelka Decale ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble, Musharaxiinta Madaxweynaha iyo...

TOP AUTHORS

2376 POSTS0 COMMENTS
1298 POSTS0 COMMENTS

Most Read