Khasaaraha aysan Iiraan waligeed kasoo kaban doonin
Jun 13 (Jowhar)- Weerarkii Israel ay Jimcihii ku qaaday Iiraan, walow taliyayaal badan oo muhiim ahaa la dilay xarumo ciidanna la burburiyay waxaa la leeyahay khasaarahaasi xukuunada Tehean wey kasoo baban kartaa balse kama soo kaban doonto…