Xasan Sheekh: “Kala qeybsanaantuna Cadowga ayay fursad siineysaa”
Sep 20 ( Jowhar) Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka digay kala qaybinta ummadda.Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya!--more-->…