Maxey ka dhigan tahay magacaabista gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir?
May 29 (Jowhar) Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay mar kale loo magacaabay xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho. Wuxuu caan ku ahaa doorkiisii muhiimka ahaa ee dhanka amniga iyo maamulka caasimadda Muqdisho, xilli…