NISA oo sheegtay in 14 Shabaab ah ay ku dishay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan
Jun 24 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan lagu dilay 13 xubnood oo…