Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada deegaanka Burjeed
Jun 23 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha weerar culus oo kooxda Shabaab saaka ay ku qaaday fariisimo ciidanka maamulka Koofur Galbeed ay ku leeyihiin deegaanka Burjeed oo dhowr iyo toban KM dhanka bari kaga…