Dibadbaxyo ka dhan ah Erdogan oo gilgilay guud ahaan dalka Turkiga
Mar 24(Jowhar)-Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa ka qayb qaatay banaanbaxyo ka dhacay guud ahaan dalka Turkiga, kadib markii ninka ay sida weyn u loolamayaan madaxweynaha dalkaasi, Recep Tayyip Erdogan, xabsiga loo taxaabay laguna…