Browsing Category
NEWS
NEWS
Somaliland oo ka dalbatay beesha caalamka iney si toosa usiiyaan kaalmada iyo deeqaha
April 22 (Jowhar.com)-Wasiirka Qorsheynta maamulka Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in dallalka deeqda bixiya ay tahay in ay toos kaalmadooda u siiyaan Somaliland, oo aanay cid kale wax…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xubno ka tirsan Baarlamaanka EAC
April 21 (Jowhar.com)- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika…
Muuse Biixi oo Shaaciyay Xilliga qabashada Doorashada Somaliland
April 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada Tooska ah ee Asxaabta Qaranka.
Daacish oo sheegtay iney dishay 50 ka tirsan kooxda Shabaabka
April 21 (Jowhar.com)-War lagu baahiyay majalada caalamiga ah ee Al_Naba ee ka faaloota howlgallada Daacish, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ay kooxda ku beegsatay kooxda Al-Shabaab.
Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhegeysaneysa kiiska Sayid Cali
April 21 (Jowhar.com)-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilaabeysa dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasho ah.
Israel oo 9 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza
April 21 (Jowhar.com)-Saraakiisha caafimaadka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 9 qof oo 6 ka mid ah ay carruur ahaayeen lagu dilay duqeyn ay ciidamada Israel ku bartilmaameedsadeen guri ku yaalla degmada Rafah ee Marinka Gaza.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Ergeyga Madaxweynaha Serbia ee Geeska Afrika
April 20 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya u qaabilsan Geeska Afrika Mudane Vladimir Orlié oo…
Dowlada Soomaaliya oo xaqiijisay in Turkiga Qodista shidaalka bilaabayo 2025
April 20 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Turkiga uu ka bilaabi doono dalka Soomaaliya qodista shidaalka sanadka soo socda 2025.
Maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha amniga oo shir deg deg ah isugu yimid
April 20 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka daadijinta Amniga Caasimadda oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Amniga XFS…
Wasiir Fartaag oo xafiiskiisa kula kulmay madaxda ATMIS
April 20 (Jowhar.com)-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine…
Soomaaliya oo dalalka G7 ka diiday wadahadal ay la gasho Itoobiya
April 20 (Jowhar.com)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland, sida lagu shegay…
Nin isku gubay afaafka hore ee Maxkamada qaadaysa dacwada DonaldTrump
April 19 (Jowhar.com)-Nin ayaa isku gubay bannaanka hore ee maxkamadda Manhattan ee magaalada New York oo ay ka socoto dacwadda madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Dib u dhac ku yimid Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
April 19 (Jowhar.com)-Shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay in beri oo Sabti ah ka dhacayo magaalada Muqdisho ayaa u baaqday cilado farsamo aan la shaacin owgeed.
Wasiir Cige oo la kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway
April 19 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka xiliga Gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Gabar ay dhashay Ilhaan Cumar oo la xirey lagana joojiyay Waxbarashada Jaamacadeed
April 19(Jowhar.com)-Isra Xirsi, oo ah gabar ay dhashay wakiilka xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota Ilhaan Cumar ayaa ka mid ahayd in ka badan 100 mudaaharaadayaal ah oo lagu xiray xarunta jaamacadda Columbia ee magaalada New York.
Israel oo weerar gantaalo ah ku qaaday Iiraan
April 19 (Jowhar.com)-Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa saraakiil Maraykan ah oo aan la magacaabin.