Puntland oo toogatay nin Ajanabi ah oo Miino aasayay
Jan 25 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay sawirka nin Ajnabi ah kaasoo ay toogteen laamaha amniga ee ku sugan furimaha hore ee gobolka Bari.Saraakiil u hadashay ciidamadda ayaa sheegay in ninkan la dul tagay isagoo aasaya!--more-->…