Israel oo 50 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Gaza
Jan 09 (Jowhar)-Ciidamada Israel ayaa Arbacadi shalay sii waday duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyadoo oo ay saraakiisha caafimaadku xaqiijiyeen dhimashada ku dhawaad 50 qof.Madaafiic lagu garaacay xaafadda Sheekh Ridwaan ee magaalada!--more-->…