RW Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo xilka
Jan 07 (Jowhar)-Ra'iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu iska casilo xilka hogaamiyaha xisbiga Liberalerna ee talada haya ka dib sagaal sano oo uu xilka hayay, inkastoo uu xilka sii heyn doono inta…