Maraykanka Oo Qorshaynaya Qayb Ka Mid Ah In Safaaradda Ciraaq Laga Daad Gureeyo
Jun 13 (Jowhar)-Maraykanka ayaa bilaabaya daad guraynta qayb ka mid ah safaarada uu ku leeyahay Ciraaq iyo in dadka ku tiirsan milatariga loo ogolaado in ay ka baxaan meelo kala duwan oo Bariga Dhexe ah sababo la xidhiidha walaacyo amni oo…