Kabtanka Markabka Xamuulka oo seexday kadibna markabki xeeta soo celisay
May 23 (Jowhar)-Nin ku nool Norway ayaa goor hore ku soo toosay markab weyn oo konteenar ah oo ku soo caariyay meel wax yar u jirta gurigiisa oo ku yaal dhinaca fjord-waxuuna ka seexday dhacdadan oo dhan Kabtanka.Sababaha aan weli la!--more-->…