Israel oo ku hanjabtay inay qaarijinayso Ayatullah Khomeini
Wasiirka difaaca Israel ayaa sheegay in hogaamiyaha ugu sareeya Iran aan loo ogolaan karin inuu sii noolaado oo ay qaarijinayaan kadib markii Iran ay duqeysay isbitaalka Soroka lagu dhuftay intii uu socday weerarka gantaalaha ee Iran.!--more-->…