Gudoomiye Aadan Madoobe oo khudbad ka jeediyay shirka baarlamaanada Carabta
May 04(Jowhar) Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaasha Baarlamaanadda wadamada Carabta, waxaana sanadkan shirka…