Wararkii u danbeeyay dagaalka Israel iyo Iiraan
Jun 18 (Jowhar)-50 diyaaradood oo ay leedahay Israel ayaa xalay duqeeyey goobo kale duwan oo kuyaala dalka Iran, yoolka ugu balaaran ayaa ahaa burburinta xarumaha ay u arkayso Israel in ay caqabad ku yihiinn oo ay ku jiraan kabaayasha…