Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in howlgalo ay ka fulisay Aadan Yabaal
Jun 20 (Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Aadan Yabaal Hay'adda sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ay ku dileen illaa 12 xubnood oo ka tirsan kooxda…