Iran oo qabatay baabuur Drone waday oo ay lahayd Israel si ay weeraro u geysato
Jun 13 (Jowhar)-Warbaahinta Iran, ayaa ku warramaya in sirdoonka Iran, gacanta ku dhigeen labo gaari oo lagu soo dhex qariyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaasoo u muuqda in loo diyaarinayay weerarro laga abaabulo gudaha Iran inay…