16 askari oo lagu dilay qarax ka dhacay dalka Pakistan
Jun 28 (Jowhar) Ugu yaraan 16 askari oo Pakistani ah ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ay sheegteen kooxda Taliban-ka Pakistan, sida ay warbaahinta AFP u sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda hoose iyo saraakiil booliis.!--more-->…