Iran oo weerar gantaallo ah ku qaaday dalka Qatar
June 23 (Jowhar)-Iran ayaa sheegtay in ay weerar ku qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan saldhigga ciidamada cirka ee Al Udeid, hase yeeshee dowlada Qatar ayaa sheegtay in difaaceeda cirka ay ku guulaysteen inay fashiliyaan weerarkii…