Turkiga oo ugu deeqay Soomaaliya diyaaradaha dagaalka ee T129 Atak
Jun 04(Jowhar)Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada ay siiso Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab todobaadkan, kadib markii saddex diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah ee T129 Atak la gaarsiiyay dalka Soomaaliya.!--more-->…