Farmaajo oo dhaliilay Gogasha Wadatashiga ee Xasan Sheekh uu ku baaqay
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku dhaliilay hanaanka loo maareeyay gogosha wadatashiga ee Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay.War Saxaafadeedka ayuu!--more-->…