Madaxweyne Trump oo sheegay iney dhawdahay xabad joojinta Qasa
May 31(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay sheegay in xabbad-joojin laga gaaro Qasa ay aad u dhowdahay."Aad ayay ugu dhow yihiin inay xabbad-joojin gaaraan," ayuu yiri Trump mar uu qabanayay shir jaraa'id oo uu ku!--more-->…