Libaax ayaa weeraray oo dilay gabar 14 jir ah Kenya
Apr 20 (Jowhar)-Libaax ayaa ku dilay gabar 14 jir ah meel ku dhow magaalada caasimadda ah ee Nairobi, sida ay sheegtay hay’adda adeegga duurjoogta Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo KWS.Dhacdadan naxdinta leh ayaa shalay ka dhacday goob!--more-->…