Sanbaloolshe oo mar kale noqday xildhibaan ka tirsan BFS
Jun 20 (Jowhar)-C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa markii 3aad noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BFS Kursiga #HOP058.Ergada doorashada ee kursiga waxaa soo xaadirtay 101 ergo, Doorashada waxay u dhacday hab xasiloon!--more-->…