Inkabadan 1000 qof oo lagu dilay Suuriya laba cisho gudeheed
Mar 09(Jowhar)Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka Suuriya.Isku dhacyada ayaa u!--more-->…