Xaaladda Los Angeles oo kasii dareysa iyo Trump oo ciidan hor leh ku daabulay
Jun 10 (Jowhar) Guddoomiyaha California, Gavin Newsom, ayaa sheegay in uu helay warka ah in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u dirayo 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka magaalada Los Angeles, kaddib markii ay…