Haweeney iyo Nin gaari ku waday oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo
Jun 08 (Jowhar)Fiidnimadii xalay, koox dablay hubaysan ah ayaa magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaalada, ku dishay nin dhalinyaro ah oo darawal ahaa iyo haweeney uu taxi ahaan usoo qaaday, xilli ay kasoo baxayeen beerta dalxiiska…