Qaramada Midoobe oo ka walaacsan tobanaan Kun qof oo daadad ku saameeyeen Soomaaliya
May 03 (Jowhar) Hay'adda arrimaha bani'aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa sheegtay in daadad ay gudaha Soomaaliya ku saameeyeen tobnaan kun.Tan iyo 15-kii April, ayay hay'addu sheegtay in in ka badan 45,000 oo qof ay!--more-->…