Wasiir Fiqi;”Amniga Caasimada waxaa laga ilaalin karaa labada Shabelle”
Jun 04(Jowhar)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay munaasabad ay xilka kula wareegayeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Muungaab iyo Guddoomiyihii hore Amiir ayaa ka hadlay sidii loo adkeyn lahaa…