Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis cusub ku kala saxiixday magaalada Baku
May 13 (Jowhar) Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku saxiixay heshiis is-afgarad (MoU) wada shaqeyn ah, isagoo heshiiska la saxiixday…