Iran oo weerar gantaal ah ku qaaday magaalada Beersheba ee Israel
Jun 20 (Jowhar)-Gantaal ay Iran ku weerartay Koofurta Israel ayaa ku dhacay magaalada Beersheba ee koonfurta Israa'iil, iyadoo ay dad badan ku dhaawacmeen halka burbur xoog leh ay soo gaareen dhismayaal ku yaal halkaas.Iran ayaa!--more-->…