Muwaadin British ah oo ka badbaaday diyaarad ku burburtay Hindiya
Jun 12 (Jowhar)-Nin British ah ayaa noqday qofka kaliya ee ka badbaaday diyaaradii Air India ee maanta burburtay kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaradaha magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya.Qofkan ka badbaaday oo magaciisa lagu!--more-->…