Ra’iisul wasaare Xamze oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada
Apr 27 (Jowhar) Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa sameeyay isbadallo taabanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad iyo Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga.Sida warbaahinta uu u sheegay Afhayeenka xukuunada!--more-->…